Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Madoobe oo Magacaabay Guddi Baaraya Shaqaaqadii Baraawe

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, taas oo khasaare badan dhalisay, kadib markii ay ku dagaalameen laba ciidan.

May be an image of text

May be a doodle of textGoobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this