Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga iyo Wasiir ku xigeenkii Arrimaha gudaha

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686998694468.jpg?resize=720%2C72

Garoowe: 17 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.

Markuu arkay:  Xil gudasha la’aantooda

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyay:

1.  Cabdisamad Maxamed Galan, Wasiirka Amniga iyo DDR-ta Puntland.

2. Cabdiweli Mire Xirsi, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimuqraadiyeeynta Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

The post Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga iyo Wasiir ku xigeenkii Arrimaha gudaha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this