Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uul khamiistii doraad ku sugnaa Somaliland oo maanta isku dhiibay Ciidamo kasoo horjeeda Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maayirkii Degmada Xudun oo qayb ka ahaa Shirkii Maayirada Somaliland ee Burco kusoo xidhmay khamiistii doraad ayaa maanta isu dhiibay Ciidamo ku sugan Degmada Xudun oo kasoo horjeeda Somaliland.

FB_IMG_1686995713100.jpg FB_IMG_1686995715400.jpg FB_IMG_1686995717854.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this