Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii ugu Tunka weynaa Xukumadiisa & Ku–xigeenkiisii

Recommended Posts

Deeq A.   
Deni oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii ugu Tunka weynaa Xukumadiisa & Ku–xigeenkiisii
Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga, Cabdisamad Gallan iyo Wasiir ku-xigeenkii Arrimaha Gudaha, Cabdiweli Mire Xirsi, lama sheegin sabab iyo cid lagu beddeley toona.
Halkan ka Daawo Wasiir Gallan siduu u hadli jiray

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this