Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u amba-baxay Xajka

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686989190343.jpg?resize=720%2C72

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta u amba-baxay dalka Sacuudi Carabiya.

Madaxweynaha iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Makka ee ku taalla Sacuudiga halkaas oo uu ku soo gudanayo waajibaadka Xajka.

“Aniga iyo wefti aan hogaaminayo waxaan maanta u amba baxnay Magaalada Barakaysan ee Makka Al Mukarama (Saudi Arabia) halkaas oo aan kusoo gudan doono waajibaadka Xajjka hadii Alle idmo” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u amba-baxay Xajka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this