General Duke Posted March 20, 2007 BOOSAASO : Dhisme Cusub oo ay ku baxday $ 200,000 oo lagu daray Dakada Boosaaso Posted to the Web Mar 20, 15:40 Boosaaso:-Waxaa maanta si rasmi ah loo furay Xafiisyo dhisme cusub oo ka kooban 2 biyaano oo ay ku baxday lacag gaaraysa $200,000 ka soo lagu siyaadiyay Dakada Boosaaso. Furitaankii dhismahan Cusub ayaa waxaa ka hadlay Cadde Muuse Xirsi M.waynaha Puntland wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay furitaanka Mashruucan islamarkaasna uu rajaynayo in mashaariic caynkaan oo kale ah had iyo jeer la hirgaliyo Puntland. "Waxaan dadka u sheegayaa in loo baahan yahay in wax la bilaabo , waxaad arkaysaa aakhirka waxkastaaba iyakoo dhamaaday , markaan bilaabaynay mashruucan waxaa naloo malaynayay in aan waalanahay waakan iminka mashruucii waanajaxay ayuu yiri M.wayne Cadde". Yaasiin Cartan Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo sharaxaad ka bixiyay dhismahan cusub ayaa sheegay in ay iska leeyihiin Wasaaradaha Maaliyadda iyo Dakadaha oo ay ku shaqayn doonaan. Mr. Cartan wuxuu sheegay in ay Wasaaradda Maaliyadda ay bixisay dhaqaalaha ku baxay dhismahan , wuxuuna meesha ka saaray in aysan jirin cid kale oo gacan gaystay hirgalinta dhismahan. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites

Taliban Posted March 20, 2007 Cadde is another collaborator who helped the occupiers. Quote Share this post Link to post Share on other sites

General Duke Posted March 20, 2007 ^^^lol. He defended his region from the maurauding Ormo, Eritrean hordes led by the men who fled the war they started or IndaCade & Co. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Taliban Posted March 20, 2007 Originally posted by General Duke: He defended his region He owns the region? Quote Share this post Link to post Share on other sites

General Duke Posted March 20, 2007 ^^^loooooooooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Jacpher Posted March 20, 2007 How many schools, clinics, hospitals, or community centers did PL leadership opened so far? Quote Share this post Link to post Share on other sites

Pi Posted March 20, 2007 Taliban is a born comedian. LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites

General Duke Posted March 20, 2007 ^^^not enough old boy. But those institutions will come with a better economy and a better run government. Quote Share this post Link to post Share on other sites