Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo walaac xooggan ka muujiyay xiisadda Gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686830996745.jpg?resize=720%2C48

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee ka aloosan Gobolka Gedo ee Jubaland.

Madaxweyne Deni ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay caburin ku hayso shacabka Gobolka Gedo islamarkaana xayiraad ku soo rogtay.

“Waxaan ka xunnahay walaaca isisoo taraya ee gobolka Gedo. Waxaa nasiib darro ah in dowladda u caburinayso gobolka Gedo, wixii ay horey uga diideen dowladdii hore ee Soomaaliya” ayuu yiri Siciid Deni.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmay ayaa sidoo kale ka hadlay qodoba kale.

Halkaan ka daawo khudbadiisa oo dhan

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo walaac xooggan ka muujiyay xiisadda Gobolka Gedo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this