Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo saaka markii shanaad rumaan u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa afar maalmood o Rummaan ah u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Waa markii shanaad ee rummaan loo jaro.

Wariye Bushaaro Cali Baanday in muddo ah ku xidhan Hargeysa ayaa mar kala duwan laga dayriyay xaaladeeda caafimaad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this