Sign in to follow this  
Deeq A.

Yuusuf Faarax Warsame oo loo dhaariyo xubinimadii uu baneeyay Cabdirisaaq Khaliif oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan golaha wakilada iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo Hargeysa ku soo dhaweeyay Yusuf Faarax Warsame oo lagu wado in maalmaha soo socda loo dhaariyo xilka xildhibaanimo ee golaha wakilada ee uu dhawaan baneeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed gudoomiyihii hore ee golaha wakilada Somaliland.

Yusuf waxaa uu ka tirsan yahay masuuliyiinta xisbiga Waddani waxaanu ka soo laabtay safar dibadeed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this