Sign in to follow this  
Deeq A.

War Cusub:Dadka Soomaalida ah ee Wata Basabooro Dalal kale & Ka Soomaaliyaba

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawda XFS qaybta Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo cidda ay quseyso; inan wax fiiso ah looga baahneyn inuu horay usoo qaato qof kasta oo Soomaali ah ee sita Baasaboor kasta iyo goob walba oo ka soo dhoofayo, waxaana fiisaha lagu siinaya garoommada Dalka (visas on arrival).
May be an image of text
paasport.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this