Sign in to follow this  
Deeq A.

“Muuse Biixi haddii uu isaga bixi waayo Sool, Puntland si aan qarsoodi ahayn ayey u difacaaysaa dadkeeda.”…M/weyne Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Deni: “Muuse Biixi hadduu uu dhegaha ka furaysto baaqyada dunida oo uu isaga bixi waayo Sool, Puntland si aan qarsoodi ahayn ayey u difacaaysaa dadkeeda.”

Madaxweyne Deni : Puntland waxay gargaar gaarsiisay 28 kun oo qoys oo ka barakacay colaaada laaascaanood sidoo kale waxay waxaa lagu guulaystay 3 kun oo arday oo Colaadaas ka barakacay in ay qeyb ka noqdeen Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

FB_IMG_1686815188002.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this