Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somali government forces seize ground in capital

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

If Sharif is pinning his hopes on tired recycled characters, then God help him.

He is not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalada Muqdisho oo sii ballaartay iyo Mucaaradka oo goobo cusub qabsaday

 

 

Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sii ballaartay, kadib markii ay dhowr jiho ay dagaalo ka qarxeen, waxayna dagaalada ay u muuqdaan kuwo ku sii baahaya xaafado hor leh oo aanay horay dagaalada gaarin.

 

Dagaalo waabarigii saaka ka bilowday Degmada Yaaqshiid ayaa sii kululaaday, kadib markii Xoogaga Mucaaradka ay heleen gurmad xoogan, kaasoo aaqirkii u suura geliyay inay la wareegaan Saldhiga Yaaqshiid ilaa Fagax.

 

Ciidamada Dowladda oo iska caabin ku jiray ayaa awoodi waayay weerarada ballaaran ee ay ku soo qaadeen Xoogaga Mucaaradka oo dhowr jiho ka soo weeraray, taasoo keentay in laga soo saaro goobo ay horay u qabsadeen.

 

Afhayeen u hadlay Xoogaga Mucaaradka, gaar ahaan Xisbul Islaam ayaa sheegtay inay dib u qabsadeen Saldhiga Yaaqshiid, waxaana Afhayeenkan oo lagu magacaabo Axmed Laashin uu cadeeyay inay dagaalka guulo ka gaareen saanadna uga qabsadeen dhanka Ciidamada Dowladda.

 

Sidoo kale dagaalada oo ay wehliyeen Madaafiic ayaa ku habsanayay xaafado dad rayid ah degan yihiin, waxaana jira dhimasho soo gaartay dad rayid ah oo gaareysa ilaa 5-ruux, halka dhaawacana uu intaa ka badan yahay.

 

Dhinaca kale dagaal cusub ayaa iyana waxaa uu ka qarxay duhurnimadii maanta Isgoyska Siinaay, Xararyaale iyo Afarta Jardiino, iyadoona dagaaladan ay qeyb ka yihiin dagaaladii maalmahan Kooxaha Mucaaradka iyo Ciidamada Dowladda ku dhex marayeen Degmooyinka Wardhiigley, Yaaqshiid iyo Boondheere.

 

Dagaalada oo ah kuwa kolba meel u guur guuraya ayaa ilaa iyo hada wax natiijo ah aanay ka gaarin dhinacyada dagaalamaya, marka laga reebo qasaaraha dadka rayidka soo gaaraya, waxaana dagaalada oo ah kuwo wajiyo cusub galaya ayaanu jirin wax horumar ah oo ay labada dhinacba ka gaareen, marka laga soo tago goobo aan istiraatiiji aheyn oo ay marba koox ay la wareegeyso.

 

Xaalada Degmada Dharkeenley ayaa degan kadib dagaaladii shalay halkaas ka dhacay, kaasoo ilaa xalay socday, waxaana Degmadaas gacanta ugu jirtaa Ciidamada Dowladda KMG

 

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco Jowhar.com

 

jowharnews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dagaalada oo ah kuwa kolba meel u guur guuraya ayaa ilaa iyo hada wax natiijo ah aanay ka gaarin dhinacyada dagaalamaya, marka laga reebo qasaaraha dadka rayidka soo gaaraya, waxaana dagaalada oo ah kuwo wajiyo cusub galaya ayaanu jirin wax horumar ah oo ay labada dhinacba ka gaareen, marka laga soo tago goobo aan istiraatiiji aheyn oo ay marba koox ay la wareegeyso.

Thats the important part in the news report.

 

The religious pretenders of 2006 Islamist Revolution have betrayed the Somali masses. Sh.Sharif, Aweys, Mansuur, Turki etc etc have become the new warlords who would not back down from fighting for political power on the back of the Somali masses.

 

They have brought more bloodshed and misery than the warlords they defeated in 2006.

 

Shameful betrayal indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this