Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Maraykanka oo dardar gelinaya iskaashiga La-dagaallanka Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   
AFRICOM.jpg?resize=720%2C540&ssl=1

Taliska Millatariga Soomaaliya iyo Hoggaanka Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ayaa wada-hadal gaar ah ka yeeshay dagaalka Al-shabaab.

Taliyaha Ciidamada Millatariga Soomaaliya S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan gaar ah Muqddisho kula yeeshay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM Gen. Micheal  Langley.

Labada Taliye ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo dardar gelinta dagaalka lagu cirib-tirayo maleeshiyaadka Al-shabaab sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee SONNA.

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya iyo Maraykanka oo dardar gelinaya iskaashiga La-dagaallanka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this