General Duke Posted December 15, 2008 Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku mashquulsan magacaabida Raysal wasaare Cusub 15. december 2008 Baydhabo (AllPuntland)- Sidda ay sheegayaan warar ku dhow dhow madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu Madaxweynaha Soomaliya mashquul ku yahay soo xulashada qofkii badali lahaa muddane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay Baydhabo kaga dhawaaqay inuu xilkiisii waayay Nuur Cade isagoo markaas Madaxweynuhu cuskaday qodobo dastuurka u yaal Dawlada federaalka ah. Ilaa hadda ma cadda qofka uu madaxweynuhu magacaabi doono… La soco AllPuntland wargalnimo + waayeelnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2008 Mudanayaashan ayaa waxay sheegeen in ay sharci daro tahay tallaabadii uu maanta Guddoonka Baarlamaanka u qaaday dhinaca ansixinta xukuumadda Nuur Cadde oo ay sheegeen in ay tahay mid dhacday, maadaama Madaxweynaha Soomaaliya uu riday xukuumadii uu horay u soo dhisay Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, taasoo uu ku diiday Madaxweynaha. AllPuntland, Baydhabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 15, 2008 Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku mashquulsan magacaabida Raysal wasaare Cusub reer bariga markaan oo kale waxay dhahaan Ar boowe, ay la tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 15, 2008 Ay la tahay indeed ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2008 Oh my, Yestreday the Presdient announced within 3 days a new PM will be appointed and a new cabinet created. We will see who is rushing and who will prevail. So far its Yusuf 5 Opposition 0... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 15, 2008 Allagaman, maahmaahda hanaga halayn, waa Boowe aa latahay As for this, its clear this Adan Madoobe and Nuur Adde rushed in early this morning to fabricate things and claim to have won. But the real test will come when the President names someone for the PM, if that person gets appoved by the majority of the Parliament then that will automatically rule out the Nur Ade's premier since he has no confidence with the majority of the house, but if they disapprove the newly name PM then Nur Ade's premier will stand and his vote of confidence of today will hold truth. That is the deciding factor, the litmus test for Yey. It's very simple and short procedure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 15, 2008 ^^^The man who gets the adega gets the whole picture. Indeed adeer this was rushed and after the rushing comes the reality. Nur Cade and his cabinet will last only in Nairobi and London and on the websites of the clan looters. Quote Share this post Link to post Share on other sites