Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: President Yusuf: bussy with naming new PM...

Recommended Posts

Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku mashquulsan magacaabida Raysal wasaare Cusub

15. december 2008

 

 

Baydhabo (AllPuntland)- Sidda ay sheegayaan warar ku dhow dhow madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu Madaxweynaha Soomaliya mashquul ku yahay soo xulashada qofkii badali lahaa muddane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay Baydhabo kaga dhawaaqay inuu xilkiisii waayay Nuur Cade isagoo markaas Madaxweynuhu cuskaday qodobo dastuurka u yaal Dawlada federaalka ah.

 

Ilaa hadda ma cadda qofka uu madaxweynuhu magacaabi doono…

La soco AllPuntland wargalnimo + waayeelnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudanayaashan ayaa waxay sheegeen in ay sharci daro tahay tallaabadii uu maanta Guddoonka Baarlamaanka u qaaday dhinaca ansixinta xukuumadda Nuur Cadde oo ay sheegeen in ay tahay mid dhacday, maadaama Madaxweynaha Soomaaliya uu riday xukuumadii uu horay u soo dhisay Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, taasoo uu ku diiday Madaxweynaha.

 

AllPuntland, Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku mashquulsan magacaabida Raysal wasaare Cusub

reer bariga markaan oo kale waxay dhahaan Ar boowe, ay la tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh my, Yestreday the Presdient announced within 3 days a new PM will be appointed and a new cabinet created.

 

We will see who is rushing and who will prevail.

 

So far its Yusuf 5 Opposition 0...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Allagaman, maahmaahda hanaga halayn, waa Boowe aa latahay

 

As for this, its clear this Adan Madoobe and Nuur Adde rushed in early this morning to fabricate things and claim to have won. But the real test will come when the President names someone for the PM, if that person gets appoved by the majority of the Parliament then that will automatically rule out the Nur Ade's premier since he has no confidence with the majority of the house, but if they disapprove the newly name PM then Nur Ade's premier will stand and his vote of confidence of today will hold truth. That is the deciding factor, the litmus test for Yey.

 

It's very simple and short procedure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The man who gets the adega gets the whole picture. Indeed adeer this was rushed and after the rushing comes the reality. Nur Cade and his cabinet will last only in Nairobi and London and on the websites of the clan looters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this