Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayarkii Degmada Widhiwidh ee Somaliland oo is-casishay

Recommended Posts

Deeq A.   
Maayirka Degmada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle Khadiijia Axmed ayaa iska casishay xilka Maayirno ee degmadaasi sida ay u sheegtay Bulsho Tv.
Maayir Khadiija ayaa sheegtay inay dadkeeda la dareen tahay, kuna dayanayso Cabdirisaaq Khaliif.
May be an image of text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this