Sign in to follow this  
Deeq A.

Ghana oo dib ula soo noqotay kaalinta koowaad ee wax soo saarka dahabka ee Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Ghana ayaa dib u heshay maqaamkeeda ahaa in ay hormuud ka tahay wax soo saarka dahabka ee Afrika ka dib markii 32% sare u kac ku yimid wax soo saarka dahabka sanadkii hore.

Rugta Macdanta ee Ghana ayaa u sababaeysay horumarkan kororka wax soo saarka ee macdanta yaryar iyo kuwa waaweyn labadaba.

Inta badan kaymaha dalka, webiyada iyo biyaha kale, ayaa waxaa waxyeello u geystay qodista dahabka ee sharci darrada ah, taasoo keentay walaac caafimaad darro ah oo soo food saartay bulshooyinka macdan qodista.

Caan ka ah magaca galamsey, macdanta yar yar ayaa isha nololeed u ahayd dhalinyaro badan oo shaqo la’aan ah koonfurta Ghana.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this