Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaankii buuxin lahaa booskii uu iska casilay guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo diiday in uu buuxiyo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686654143952.jpg

Cabdi Maxamed Quduuf oo ahaa sugaha koobaad ee liiska xildhibaanimo xisbiga Waddani ee gobolka Sool ayaa shaaciyay inaanu buuxin doonin booska uu baneeyay Cabdirisaaq Khaliif ee xildhibaanimo una soo socon.

Waxaana booskaasi hadda buuxin doona sida sharcigu dhigayo sugihii ku soo xigay Yusuf Faarax Warsame .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this