Jacaylbaro Posted July 14, 2007 Jul 11 2007 - (Hargeysa solna) wakaalada wararka ee somaliland ee marka magaceega la soo gaabiyo loo yaqaano (SOLNA) oo sharcigeeda iyo qaab dhismeedkeedaba hore loo diyaariyey, ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey hawsheeda oo ah soo ururinta wararka. habaynta iyo qaybinta wararka gude iyo dibadaba , taasoo qayb ka ah hawlaha warbaahineed ee wasaarada warfaafinta sidoo kale wakaalada wararka ee SOLNA waxay yeelanaysa wakiillo rasmi ah oo u qaabilsan wararka gobolada iyo degmooyinka , kuwaasoo si joogta ah uga hawl geli doona magaalo madaxyada gobolada dalka oo dhan asbaabaha loo aasaasay wakaalada waxa ay tahay in uu warar sugan , hufan oo dheelitiran u gudbiso gudaha iyo dibadaba , iyadoo wakaalada SOLNA u shaqeynayso sida ay wakaaladaha kale ee wararka uga hawl galaan dalalkooda dhinaca wararka wakaalada wararka ee SOLNA waxa xidhiidho caalami ah iyo kuwa gobolleed oo uu war isdhaafsi la sameysan doontaa wakaaladaha wararka ee duunida iyo kuwa ururradaba . Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2007 Congratulations to SOLNA... I hope that all the Somaliland websites and news information services will help and support SOLNA, now that it has began its work. Let us not see it as a government mouthpiece and competition, but as part and parcel of Somaliland's capacity building. Communications and information sources are vital in this day and age, and without the ability to project Somaliland's goals and ambitions, no one will pay any attention to us. So here is to SOLNA, I hope it achieves its goals for Somaliland. Sincerely, Ahmed Kheyre London, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2007 SDWO (Hargeysa 11/07/07) wakaalada wararka ee somaliland ee marka magaceega la soo gaabiyo loo yaqaano (SOLNA) oo sharcigeeda iyo qaab dhismeedkeedaba hore loo diyaariyey, ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey hawsheeda oo ah soo ururinta wararka , habaynta iyo qaybinta wararka gude iyo dibada , taasoo qayb ka ah hawlaha warbaahineed ee wasaarada warfaafinta sidoo kale wakaalada wararka ee SOLNA waxay yeelanaysa wakiillo rasmi ah oo u qaabilsan wararka gobolada iyo degmooyinka , kuwaasoo si joogta ah uga hawl geli doona magaalo madaxyada gobolada dalka oo dhan asbaabaha loo aasaasay wakaalada waxa ay tahay in uu warar sugan , hufan oo dheelitiran u gudbiso gudaha iyo dibadaba , iyadoo wakaalada SOLNA u shaqeynayso sida ay wakaaladaha kale ee wararka uga hawl galaan dalalkooda dhinaca wararka wakaalada wararka ee SOLNA waxa xidhiidho caalami ah iyo kuwa gobolleed oo uu war isdhaafsi la sameysan doontaa wakaaladaha wararka ee duunida iyo kuwa ururradaba Wariye Mohamed mussa inji SDWO News Desk - Hargeysa Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites