Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland News Agency (SOLNA)

Recommended Posts

Jul 11 2007 - (Hargeysa solna) wakaalada wararka ee somaliland ee marka magaceega la soo gaabiyo loo yaqaano (SOLNA) oo sharcigeeda iyo qaab dhismeedkeedaba hore loo diyaariyey, ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey hawsheeda oo ah soo ururinta wararka.

 

habaynta iyo qaybinta wararka gude iyo dibadaba , taasoo qayb ka ah hawlaha warbaahineed ee wasaarada warfaafinta

sidoo kale wakaalada wararka ee SOLNA waxay yeelanaysa wakiillo rasmi ah oo u qaabilsan wararka gobolada iyo degmooyinka , kuwaasoo si joogta ah uga hawl geli doona magaalo madaxyada gobolada dalka oo dhan

asbaabaha loo aasaasay wakaalada waxa ay tahay in uu warar sugan , hufan oo dheelitiran u gudbiso gudaha iyo dibadaba , iyadoo wakaalada SOLNA u shaqeynayso sida ay wakaaladaha kale ee wararka uga hawl galaan dalalkooda dhinaca wararka

wakaalada wararka ee SOLNA waxa xidhiidho caalami ah iyo kuwa gobolleed oo uu war isdhaafsi la sameysan doontaa wakaaladaha wararka ee duunida iyo kuwa ururradaba .

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Congratulations to SOLNA...

 

I hope that all the Somaliland websites and news information services will help

and support SOLNA, now that it has began its work. Let us not see it as a

government mouthpiece and competition, but as part and parcel of Somaliland's

capacity building.

 

Communications and information sources are vital in this day and age, and without

the ability to project Somaliland's goals and ambitions, no one will pay any

attention to us.

 

So here is to SOLNA, I hope it achieves its goals for Somaliland.

 

Sincerely,

 

Ahmed Kheyre

London, UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

SDWO (Hargeysa 11/07/07) wakaalada wararka ee somaliland ee marka magaceega la soo gaabiyo loo yaqaano (SOLNA) oo sharcigeeda iyo qaab dhismeedkeedaba hore loo diyaariyey, ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey hawsheeda oo ah soo ururinta wararka , habaynta iyo qaybinta wararka gude iyo dibada , taasoo qayb ka ah hawlaha warbaahineed ee wasaarada warfaafinta

 

 

sidoo kale wakaalada wararka ee SOLNA waxay yeelanaysa wakiillo rasmi ah oo u qaabilsan wararka gobolada iyo degmooyinka , kuwaasoo si joogta ah uga hawl geli doona magaalo madaxyada gobolada dalka oo dhan asbaabaha loo aasaasay wakaalada waxa ay tahay in uu warar sugan , hufan oo dheelitiran u gudbiso gudaha iyo dibadaba , iyadoo wakaalada SOLNA u shaqeynayso sida ay wakaaladaha kale ee wararka uga hawl galaan dalalkooda dhinaca wararka

wakaalada wararka ee SOLNA waxa xidhiidho caalami ah iyo kuwa gobolleed oo uu war isdhaafsi la sameysan doontaa wakaaladaha wararka ee duunida iyo kuwa ururradaba

 

Wariye Mohamed mussa inji

SDWO News Desk - Hargeysa

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this