Sign in to follow this  
Deeq A.

Boosaaso: Rag ku eedaysan tacaddi lagu sameeyay qoys danyar ah oo maxkamad la soo taagay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686642088815.jpg?resize=720%2C54

Maxkamadda Boosaaso, waxaa hadda ka socota dhegeysiga gar-maqalka Shan eedaysan oo loo haysto gabood-fal lagu sameeyay qoys danyar ah.

Kooxdan ayaa lagu haystaa in ay qoyska gurigooda ugu dhaceen xilli habeen ah oo la hurday, islamarkaana dil iyo gubis ugu hanjabeen, si ay u cabsi geliyaan.

Dhammaan shanta eedaysane ayaa sida la caddeeyay qiraal ku ah kiiskan, kadib baaritaan ay ku samaysay waaxda C.I.D, ka hor inta loo gudbin maxkamadda.

PUNTLAND POST

The post Boosaaso: Rag ku eedaysan tacaddi lagu sameeyay qoys danyar ah oo maxkamad la soo taagay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this