Sign in to follow this  
Deeq A.

Ayax sababay in la xidho qaar ka mida Meheradaha Boorama ku yaal

Recommended Posts

Deeq A.   
Boorama habeenadii u danbeyay waxaa faro ba’an ku haya Ayax”Kabarjaan”🦗kaasi sobobay in meherado badan la xidho.
Caawan uu kasii badan yahay Habeenadii hore.
Halkani waa mid ka mida meheradaha Boorama oo loo xidhay Ayax dartii🦗
353817804_284104650672192_74535879838657
353060143_284104690672188_36921753676741
353592024_284105700672087_66817127233342
353687349_284105774005413_12064698899679

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this