AYOUB Posted June 13, 2006 Awdalnews Interview Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted June 13, 2006 Awdal has lost its impartiality long time ago and its reports are not to be trusted. They are as biased as they can be. So come with a real source my friend. As a muslim the Sheikh can never recognize the division of Somali muslim brothers. Awdalnews is a propaganda machine for a lost immoral cause. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted June 14, 2006 ^^^ What feministic name tag will the SOL secessionists headed by Qudac put on Sheik Sharif's back as they have been name calling their President Cabdulaahi Yuusuf because both men are adamant against the breakup of Somalia Republic? Jamhuuriya Online is reporting that Sheik Sharif has said “Ummadda Soomaaliyeed gumaysigii waxa uu u qaybiyey qaybo kala duwan, mana jirin dunida shacbi loo qaybiyey sida Soomaalida oo kale, dhibaatooyin badan baa Jamhuuriyaddii lafteedii ku dhacay. Somaliland aad bay ugu ammaanan yihiin waxa ay qabsadeen iyo nabadda, laakiin waxaanu isleenahay midnimada ummadda Soomaaliyeed marna lagama maarmi karo, cududdii, cisigii iyo sharaftii waa dad aan marnaba kala maarmi Karin.†Click her for the full article Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted June 14, 2006 Mysteriously, when you click the relevant page is not showing up. Try this link, http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=4478&categ=1&expand=1&file=view_article.tp if unsuccessful here is it Maxkamadaha Muqdisho oo Shaaca ka Qaaday Mawqifkooda Somaliland Hargeysa (Radio Horyaal)- Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho, Sheekh Shariif, ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay midnimada Soomaaliya. Waxaanu sidaa ku sheegay waraysi uu shalay Idaacadda Horyaal ee xarunteedu tahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sheekh Shariif, oo la weydiiyey siyaasadooda ku wajahan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo sida ay u arkaan, waxa uu ku jawaabay; “Ummadda Soomaaliyeed gumaysigii waxa uu u qaybiyey qaybo kala duwan, mana jirin dunida shacbi loo qaybiyey sida Soomaalida oo kale, dhibaatooyin badan baa Jamhuuriyaddii lafteedii ku dhacay. Somaliland aad bay ugu ammaanan yihiin waxa ay qabsadeen iyo nabadda, laakiin waxaanu isleenahay midnimada ummadda Soomaaliyeed marna lagama maarmi karo, cududdii, cisigii iyo sharaftii waa dad aan marnaba kala maarmi Karin.†Mar la weydiiyey Sh. Shariif sababta ay u tixgelin waayeen rabitaanka iyo doonista shacbiga Somaliland, waxa uu yidhi; “Waa run oo shacbiga Somaliland iyagaa ikhtiyaarkooda leh, balse annagu waxaanu sheegaynaa dareenkeenna walaalnimo iyo diimeed ee wax aanu Somaliland ku diidanahay ma jiraan.†Shariif-ka oo ka jawaabayey, in haddii ay ku guulaystaan nabadgelyada magaalada Muqdisho ay diyaar u yihiin in ay ku wareejinayaan dawladda Cabdillaahi Yuusuf, waxa uu sheegay in ay ku heshiiyeen in la wada-hadlo, laakiin ay la socdaan in ay dawladdu Baarlamaankeeda oggolaansho uga hesho sidii dalka ay u keeni lahayd ciidamo shisheeye. Wuxuuna tilmaamay in haddii taasi dhacdo ay tahay arrin nasiib-darro ah, oo aanay maanta shacbiga Soomaaliyeed u baahnayn ciidamo shisheeye, “Maadaama,†ayuu yidhi; “ay nabadgelyada magaalada Muqdisho caqabad ku ahaayeen hoggaamiye-kooxeedyadu, kuwaas oo Ilaahay u fududeeyey shacbiga in ay iska dulqaadaan.†Sidaa darteed, waxa uu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in ay dawladda Cabdillaahi Yuusuf tixgeliso rabitaanka shacbiga. Jamhuuriya Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 14, 2006 Islam is for unity, all the religious factions in Somalia in every guise are in support of the unity of the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted June 14, 2006 Islam is for unity and Somalia as an islamic nation will always be united. So i suggest to those with the immoral cause to change religions if they want recognition Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 16, 2006 People please contain yourselves, will you? I didn't post that interview because of what he said about SL, but for the clever way the man answered very tough questions. At this moment in time, I think Somaliland is peripheral issue for the Courts, so let's wait and see how it all pans out, shall we? Originally posted by Nayruus: Mar la weydiiyey Sh. Shariif sababta ay u tixgelin waayeen rabitaanka iyo doonista shacbiga Somaliland, waxa uu yidhi; “Waa run oo shacbiga Somaliland iyagaa ikhtiyaarkooda leh, balse annagu waxaanu sheegaynaa dareenkeenna walaalnimo iyo diimeed ee wax aanu Somaliland ku diidanahay ma jiraan.†Hadal waa margi.. Anyways, it's been an interesting few weeks so far Quote Share this post Link to post Share on other sites