Che -Guevara Posted June 24, 2023 On 6/21/2023 at 5:34 AM, Xaaji Xunjuf said: ur small clan is not a match to their fighting force that is for sure. lets be honest reer garagam cid walba way ogtahay inanay waxba iska celin karin the xabashis want something free and perhaps a sea port in the south and control those traits , they want place with no governance they can claim they can neverclaim berbera or any parts owned by the northern men LOL Mengiste was a benefactor of SNM (and all Somali clan rebels). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 24, 2023 15 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Ciidamada cusub KG Baraawe la geeyey. Reer Isbaariste kuma farxin. Nimaan shantaada kaa celin, sharci kaama celiyo. Sodon sano ayee ku xaar xaaraayeen meesha isbaaristiyaasha. The civil war might be finally concluding. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 16, 2023 On 6/18/2023 at 7:52 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Che, jug jug meeshaada joog waaye Baraawe. Ciidamadii Koonfur Galbeed meeshee joogeen ayee joogaan, xarunta madaxtooyada, booliiska iyo xarunta dowladda hoose. Jen. Odowaana guddi ciidamo ayuu u diray. Isbaaristiyaasha's long-term strategy is to scare the investors who were coming to invest dekedda Baraawe, just as I said on that thread about Baraawe port. Reer Isbaariste ma jecleysan dhisida dekedaan. Their second strategy is to delay duulaankii la abaabulaaye oo kuwa afka duuban loogu saari lahaa deegaanadaas. For all the purposes and whatnot, they never disputed markii guddoomiyaha degmada Baraawe nin ka soo jeedo deegaanka loo magacaabaaye; they never disputed hal xildhibaan inaynan ka helin 77 xildhibaanno from maamul goboleedka. Yet hadda ayee la soo shirtagaayaan anagaa degno. Laftagareen wuu ku dhaartay inuu ciidamo badan keeni doono Baraawe. Waanwaanta uu ka war sugaayaa. Reer Isbaariste failed once again. Injineeradii dekedda dhisi lahaa shalay la geeyey Baraawe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 16, 2023 12 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Reer Isbaariste failed once again. Injineeradii dekedda dhisi lahaa shalay la geeyey Baraawe. Our brothers in Awdal need something akin to this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2023 2 hours ago, Che -Guevara said: Our brothers in Awdal need something akin to this. The wasiir thumbnail ka muuqdo oo injineerada soo dhaweynaayo waa seedi married to my sister. Taloow asaga iyo Reer Awdal ma isla xiriiriyaa? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites