Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI oo kormeeray goobaha ay ka socoto Kaadh qaybintu ee magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin ka tirsan hoggaanka Xisbiga  iyo masuuliyiinta gobolka Maroodi jeex ayaa kormeer ku maray goobaha ay ka socoto Kaadh qaybintu ee magaalada Hargeysa gaara ahaana degmooyinka Ibraahin koodbuur, 26 June iyo 31 May.

Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo la hadlay dadweynaha ayaa ugu baaqay inay qaataan kaadhka codbixinta oo ah xaq ay muwaadiniintu leeyihiin.

IMG-20230612-WA0010-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0016-1024x910.jpg IMG-20230612-WA0015-683x1024.jpg IMG-20230612-WA0014-1024x895.jpg IMG-20230612-WA0013-1018x1024.jpg IMG-20230612-WA0012-922x1024.jpg IMG-20230612-WA0011-680x1024.jpg IMG-20230612-WA0010-1-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0009-683x1024.jpg IMG-20230612-WA0008-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0007-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0006-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0005-1024x712.jpg IMG-20230612-WA0004-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0003-1024x683.jpg IMG-20230612-WA0002-683x1024.jpg IMG-20230612-WA0001-773x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this