Deeq A. Posted June 12, 2023 Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin ka tirsan hoggaanka Xisbiga iyo masuuliyiinta gobolka Maroodi jeex ayaa kormeer ku maray goobaha ay ka socoto Kaadh qaybintu ee magaalada Hargeysa gaara ahaana degmooyinka Ibraahin koodbuur, 26 June iyo 31 May. Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo la hadlay dadweynaha ayaa ugu baaqay inay qaataan kaadhka codbixinta oo ah xaq ay muwaadiniintu leeyihiin. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites