Sign in to follow this  
Deeq A.

Hogaanka Xisbiga Waddani oo booqday……..

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin ka tirsan hoggaanka Xisbiga iyo masuuliyiinta gobolka Maroodi jeex ayaa kormeer ku maray goobaha ay ka socoto Kaadh qaybintu ee magaalada Hargeysa gaara ahaana degmooyinka Ibraahin koodbuur, 26 June iyo 31 May.
Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo la hadlay dadweynaha ayaa ugu baaqay inay qaataan kaadhka codbixinta oo ah xaq ay muwaadiniintu leeyihiin.
351601663_741048891358490_72979852648408
353054209_741049014691811_65644077844631
351163766_741049051358474_82685145515502
352378221_741049071358472_36473276956887
352656365_741049158025130_84242733651665
May be an image of 7 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 7 people and dais

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this