Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab Dabayla wata+Wadooyinkii Ankara oo isubedelay Togag,Baabuurna Qaatey

Recommended Posts

Deeq A.   
Roobab dabaylo wata ayaa Axaddii maanta ka da’ay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, iyadoo waddooyinka ay isu beddeleen webiyo, baabuurna ay qaadeen.
Fatahaaddan ayaa timid kadib markii roobab xooggan ay ka da’een xeebaha Badda Madow ee dhanka Waqooyi ee dalkaasi.
Roobab xooggan oo galabta ka curtay magaalada, ayaa waxaa waddooyinka qaar ka sameysmay balayo, waxaana buux dhaafay goobihii ganacsiga, waxaana hakad ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka ee Magaalada ankara.
Adeegga Cimilada ee Turkiga ayaa saadaaliyay roobab mahiigaan ah oo maalmaha axada iyo Isniinta ah ka da’aya Badda Madow, xeebta Aegean iyo galbeedka badda Mediterranean-ka.
Shiine Cilmi kaahin
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this