Che -Guevara

Former Somaliland Speaker Abdirizak Khaliif’s Full Speech

Recommended Posts

galbeedi   

He is the natural leader of SSC. QAybe, Cali Khaliif, Xaabsade, Fagadhe, C/risaaq Khaliif, the real leaders of the Garaad community were always based in Hargeisa traditionally.. 

In day one,  I said the politics of the speaker is more deadlier than the bullets. The international community probably had listened his advice and recommendations. 

Some in Hargeisa are calling him Al-shabaab.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
57 minutes ago, galbeedi said:

He is the natural leader of SSC. QAybe, Cali Khaliif, Xaabsade, Fagadhe, C/risaaq Khaliif, the real leaders of the Garaad community were always based in Hargeisa traditionally.. 

In day one,  I said the politics of the speaker is more deadlier than the bullets. The international community probably had listened his advice and recommendations. 

Some in Hargeisa are calling him Al-shabaab.

What do you of his comments about reer Awdal in the above clip?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Che,

I didn't listen the second clip in my first comment.

I welcome his comments about Awdal. 

Waxa uu yidhi , " In badan baa la islahaa miyir qab ayey ku soo noqon"

People were patient that one day stable Somalia will come back and everyone will became sane again, but the Habro thought they had their cakes and wanted to eat. There is no more centralized system in the world than what exist in Hargeisa today. You can't even select your mayor without Hargeisa or collect any Shilling  for your own development.

Waxii dhulka lacag taalay from Loyacado ilaa Borama sucked like vacuum with zero return.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, galbeedi said:

Che,

I didn't listen the second clip in my first comment.

I welcome his comments about Awdal. 

Waxa uu yidhi , " In badan baa la islahaa miyir qab ayey ku soo noqon"

People were patient that one day stable Somalia will come back and everyone will became sane again, but the Habro thought they had their cakes and wanted to eat. There is no more centralized system in the world than what exist in Hargeisa today. You can't even select your mayor without Hargeisa or collect any Shilling  for your own development.

Waxii dhulka lacag taalay from Loyacado ilaa Borama sucked like vacuum with zero return.

Baadida ninbaa kula daydaya daalna kaa badane oo aan doonahayn inaad heshaan daayin abidkeede.    Ama hargeisa joog ama xamar joog marwalba xaqaaqu wuxu Ku sar go,an Goan yahay qiyaasta population kaaga.    

Yes our system is 100% centralised even the guurti are puppets .  This has it's advantages and disadvantages.  Just remember you receive More than you pay ,  I can bring the somaliland finance ministry documents here and can see your self  that borama contributes nothing to the treasury .   

And you don't even own big import export or tech  companies.   The whole borama city has no one single small factory.   Aqoona waad sheegatan irbadna Masoo saartan.     Siyaasadada kuma fiicnidin , oo qabyaalada kuma fiicnidin  ,  oo ganacsiga  kuma fiicnidin .   Wax kale iska dhaafe Xitaa beeraha waad Ku liidatan.   Awdal is   the most fertile land in somaliland ,  any farmer can get rich quickly  because you have huge market all the way from djibouti to goojacade.   1% xitaa Masoo saartid cuntada somaliland.   Doqontu xitaa haday wax baratato karti maleh 😄  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a powerful picture, it will put fear on the heart of HabroLand.

Deni is dismantling HabroLand and Unukaa leh da Xamar, he is politician ahead of his time

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaynu qiimayno awooda dhaqaale ee CBB ,  waa almost zero.  Shilling ma haystan dulmihante , ilko yarta, dhuxulaysatada , iyo reer waajidku kuba   Xitaa primary schools kooda  mushahar ma siin karaan macalimiinta , waa dad ducafo ah oo 30 sano Ka hor laga adkaaday.    Waxa kuusoo hadhay dhabar macaanta  yagu way isku filan yihiin laakiin cidna waxba kama qaadi karaan military ahaan xaga afka uunbay Ka noolyiihin.   

Xaga awooda military , 90% Isq iyo hawiya gacanta Ku haya wax alaale wixii hub soomali lahayd. Weliba nooca ugu culus ee wax gumaada hadii loo baahdo.     Ilaah baan idinku dhaarshee bal waa  ayyo soomaliga maanta Irrir wax Ka qaadaya iyo weliba cagdheer oo aanu isku afkaar dhawnahay. 

Dadkiinan beelaha yaryar Ka dhashay waxan leyahay  dabar goyn baad qarka u saaran tihiin walaahi oo iga daacada.    Taariikhda ha moodina 2023, waxaynu dib ugu laabanay 1991 .  Weliba waxan si gaara ula hadlaya raxanwayn ta idinka cidina idiinma roona including me  all Somalis are your enemies .   Hub oromada u doonta.  Kuwaas baad atleast Isku baho dawarsato tihiine 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
On 6/12/2023 at 11:43 PM, Game changer said:

And you don't even own big import export or tech  companies.   The whole borama city has no one single small factory.   Aqoona waad sheegatan irbadna Masoo saartan.     Siyaasadada kuma fiicnidin , oo qabyaalada kuma fiicnidin  ,  oo ganacsiga  kuma fiicnidin .   Wax kale iska dhaafe Xitaa beeraha waad Ku liidatan.   Awdal is   the most fertile land in somaliland ,  any farmer can get rich quickly  because you have huge market all the way from djibouti to goojacade

Tell that to the eco Habro chamber. Awdal is the second contributor to the treasury. Everyone that crosses from Djibouti pays money, every truck that goes to Borama is taxed more than double. The small meagre of Lughaya imports by tiny boats are taxed double than Berbera.

Awdal is blockaded since day one. Fools like you are happy we don't have any export or import companies. The whole import economy is closed for monopoly by four or five guys. This is serious, in Puntland, they have thousands of business people importing and trading, there is no monopoly. One might control the politics in Garoowe, but they don't monopolize the economy or blockade certain clans. 

We have the largest border with Ethiopia, yet there is no trade or point of entry from Awdal to Ethiopia. Everything hoes only to Wajaale. Don't start with me about business or wealth. We got an open jail Borama, the only activities are the tens of thousands of Soomalis who came to reside Borama. 

The economic blockade alone should force people to take up arms. The Loyacado head tax should create a guerrilla movement anywhere else but AWdal. I agree with you that the Awdalites have developed a cattle mentality based on false peace and an education that could not lift them out of poverty. Jaamiciga Bajaajta wada waad maqashay. No factory, no business, no trade, a jail open from the sky.

  This place could be Switzerland if we get rid of the greedy Habro. 

Just shut up. Even 90% of the public servants from Lowyacado to Borama are from Burco and Hargeisa. You are the most tribal bunch in Somalia. Go find one single Awdalite in Burco or Berbera who has business. The only lady from Awdal who had a contract business from DP in Berbera was kicked out by the mayor himself and replaced with his clan.

You have no business of building a system. You have failed. I have nothing in common.

I remember that way back in 1995, an Awdalite from Jigjiga was asked by another Somali from Puntland:

Waar Somaliland ta yaa dega horta?

WAxa uu ku Jawaabay:  Soomaali iyo waxooga Besha Iss...q.

That was way back before Goojacade. 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, galbeedi said:

 

@galbeedi Waryaa horta si kasta oo aan kuu maago waxaygu waa constructive criticism ee cadaawad aan kuu qabnaa ma jirto aniga iyo tolkay toona, Cid aan la collawno drod baa nagu filan.   Waxan kugu canaantay inaad Ku liidato ganacsiga adigoo suuq haysta.   Qodobkaa waan Ku adkaysanaya.   Marmarsiiyaha jooji buug yahaw buuga sitaa.  Hadaad maanta berbera kasoo dejesid  qalabka beeraha noocay doonan ha ahaadane ,   waa tax free.  Shilling lagaama qaadayo. 

Kabasoo qaad in habruhu kudaafad yihiin ,  djibouti maxaad horumar uga gaadhi wayday ganacsiga.    Waxaa company somaliland Ka dhisan kala badh waxa leh rag djiboutian issaqa.    Weligay ma arag qof samaarona oo shilling kala yimid djibouti. 

Ethiopia bal arag ,  weligiin baad system Ka Ethiopia Ku jirteen  ,  wax alaale waxad Ka tihiina ma jirto.     Xayle salaase oo lugeeya buu xoogsade marcedes Benz  lahaa.  Maantana  kii yaraaye ciid daahir dhalaaba maamula haayada ugu saraysa ee maalgashiga Ethiopia.  

 

Laangaab masiib badan baad tahay , xagaa waxa kaa xiga ciisse oo ilaahay wuxu soomali abuuray  ugu wanaagsan.  Dhinacaa kale waxa kaa xiga ogaaden  oo ah somalida kuwa ugu dhaqanka wanaagsan.   I don't believe inuu mustafe maanta kuu diidi lahaa waxad xaq u leedahay, oo wallaahiya.    Isq baa kuusoo hadhay somalida nooga markhaatiya sidaanu kuula dhaqanay mudadii aynu Isku system Ka ahayn . Intan Ku empower garaynay baanu weliba koodh iyo kabo birra kuu gelinay.   

Talo soo jeedin,  dadka wax idinka dhexeeyan qurbaha haka soo caayina ee dhex gala.   Qofka gaddabursi mar alaale marku qurbaha galo  halkii uu tacab samayn lahaa cuqdad buu kasoo qaadaa , waxay coffee ga la cabaan   munaafaqiin mjreten , marrxan iyo qurjilayala oo aanay waxba Ka dhexayn,  Kuwaas oo Ku abuura cadaawad .  Maxaa kuu diiday ind ragad wax la leedahay Ku dhex jirtid. 

 

 Tag shirarka ururada iyo xisbiyada somaliland , habraha marba mid wasss.  Nafaqayso warya.  Tag shirarka djiboutian Ka, kuwa mucaaridka iyo kuwa muxaafidkaba ,  yaakhi barjee,   Cagdheerta lasoo dhaante onlf iyo kuwa kaleba.   La fadhiiso ganacstada , beeralayda iyo dadka horumar ka Ka sameeyey mandaqadeena oo Ku dayda.   

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

@galbeedi

Cashuurihii custom yadana waanigaa kuusoo sawiray.  Ookiyalaha u xidhoo   sabeeno u bedel xisaabtaas.  Adiga farta lagu geliye  .     In kasta oo saylac wado xuntahay custom keedu waa one of the 3 main gates of somaliland.   6 daa  sabeenod buuna soo saaray.   Gar cadaawe hadaynu dhigano  6daa sabeenod  waxa keenay  gabdhahayaga firinfircoon sida  haboon deeqa iyo qadan hoodo  ee djibouti kasoo qaada waxyaabaha faransiisku sanceeyo ee laysku bukhuuriyo ( beauty products)  idinku fihiima hinda laylana xitaa malihidin  kkkkkkkkkkkk.  Ganacsiga  bilaaba huunoy  idinkaaba af macaan oo dadku idiin soo joogsanayane.   

Beriba  mid ii adeeri tuulo  hudheel Ka furtay ,  hudheelKa Ku xigana waxa lahaa suldaan yalawyalaw,  odayga xamdi kalgacal dhalay, inanta baraha bulshada Ka qalaada ee gabooye,    Suldaaku waa nin shaxshax badan oo bulshaawiya islaantiisuna  waxbay Karin taqaan.     Kii adeerka ii ahaa oo raga magaalada ugu tirada badan Ka dhashay baa nafar laga iibsan waayey.  Maalintii danbuu qori lasoo baxay,    Kulaha gala hudheelKa nacala hooyadiin Ku yaale.  Maalintaa customer badan buu helay laakiin dib ugumay soo laaban 😄 

 

 

 

 

 

 

Screenshot_20230616-093914-603.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.