Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo Iscasilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa uskacasilay xilkii uu ka hayay Somaliland, kadib muddooyin uu ku sugnaa goddoomiyaha golaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa muddooyinkii dambe waxaa isasoo tarayay khilaaf xoogga oo u dhaxeeyay isaga iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ka dhashay sida xukuumaddu u wajahday Laascaano.

Dagaalka magaalada  oo muddo socday ayaa khilaaf badan ka dhex abuuray Somaliland, madaxweyne Biixi ayaa amar ku bixiyay in magaalada laga geysto duqeymo, taas oo keentay mas’uuliyiin badan ka baxaan safkiisa.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this