Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo iscasilay

Recommended Posts

Deeq A.   
20230611_181317.jpg?resize=674%2C600&ssl

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa goordhaweyd iska casilay Afhayeenka Golaha Wakiillada Somaliland, xubinimadii golaha iyo xisbigi Waddani ee uu ka tirsanaa.

Cabdirisaaq Khaliif oo ku sugan xarunta dawladda hoose ee Laascaanood oo ah goobta uu kaga dhawaaqey iscasilaaddiisa ayaa yiri “Waxaan iska casilay xilkii guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland, xubinimadii golaha iyo xisbigi Waddani ee aan ka tirsanaa”.

Mudane Cabdirisaaq Khaliif ayaa hore si adag uga horyimid duullaanka Muuse Biixi ku soo qaaday SSC-Khaatumo gaar ahaanna shacabka Laascaanood islamarkaana waxa uu la dareen noqday dadkiisa.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland oo iscasilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this