Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland cabinet members resigned

Recommended Posts

Paragon   

^No comment indeed.

 

I think Allpuntland has read this thread and my responses and simply got rid of the story.

 

Good move. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by The Zack:

quote: I haven't seen any other websites verify this

Talk about obsession with sources and their verifications!
Zack and co, this is PRECISELY why I verify all my information,one source is not enough. This story was completely false. But of course NW Somalis and your side ran with it, just like you have with so many other stories. Some of these sites just want hits to their pages. That's why they post fake pic's claiming they are that of someone being tortured by ethiopians in Puntland, which was a lie!

 

But you don't seem to care if they are credible of not, but I am not into gossip tabloids.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe: Maamulka sarre ee Shabakada AllPuntland oo raali galin ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada APL…

24. november 2009

 

APLGarowe(AllPuntland)- Madaxda sare ee Shabakada Wararka Soomaaliyeed ee AllPuntland ayaa raali galin cad ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada AllPuntland 23-November, oo shalay ku beegneyd, warkaas oo ku saabsanaa xaaladaha deegaanada Puntland, gaar ahaana lugu magacaabay in Shaqsiyaad xilal culus ka haya Puntland ay iska casileen xilalkoodii, sida ku qorneyd warkaasi shalay baxay.

 

Madaxda AllPuntland ayaa sheegay in uu qaladkaas ka dhacay warqabadka AllPuntland ee dhinaca Koonfureed ee Soomaaliya, isla markaasna uu ahaa mid ay warkaasi sidoo kale sheegeen qaar ka mid ah Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya.

 

“ Warkii lugu daabacay AllPuntland 23-kii Bishan, loogana hadlayay arrimaha Puntland wuxuu ahaa mid aysan waxba ka jirin oo ay raali galin cad ka bixinayso Shabakada AllPuntland, waxaana usheegaynaa Madaxda Puntland iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee la socda Wararka AllPuntland in uu warkaasi ku dhacay si qaldan” Ayuu yiri Madaxa ugu sareeya AllPuntland.

 

Howlwadeenada AllPuntland ee gudaha Soomaaliya ayaa xaqiijiyey sida aysan waxba ugu jirin arrimahaasi, waxa ayna xariiro ay lasoo sameeyeen Madaxda magacyadooda lugu magacaabay warkaas iyo kuwa Puntland-ba ay raali galin ka siiyeen Warkaasi.

 

Maamulka Sarre ee APL ayaa ubalan qaaday Shacabka Soomaaliyeed, in aysan dib dambe udhici doonaan wararkaas noocas ah, ayadoo aad horay ugaga barateen AllPuntland warar ku saleysan Xaqiiqo iyo Cadaalad kuna saabsan, Wararkii ugu dambeeyey AllPuntland.

 

Kala soco AllPuntland saacad kasta wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

WAR LA XIRIIRA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allpuntland is retracting that news:

 

Garowe: Maamulka sarre ee Shabakada AllPuntland oo raali galin ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada APL…

24. november 2009

 

APL

 

 

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

Print This Article | Daabaco warkaan

Garowe(AllPuntland)- Madaxda sare ee Shabakada Wararka Soomaaliyeed ee AllPuntland ayaa raali galin cad ka bixiyay war lugu daabacay Shabakada AllPuntland 23-November, oo shalay ku beegneyd, warkaas oo ku saabsanaa xaaladaha deegaanada Puntland, gaar ahaana lugu magacaabay in Shaqsiyaad xilal culus ka haya Puntland ay iska casileen xilalkoodii, sida ku qorneyd warkaasi shalay baxay.

 

Madaxda AllPuntland ayaa sheegay in uu qaladkaas ka dhacay warqabadka AllPuntland ee dhinaca Koonfureed ee Soomaaliya, isla markaasna uu ahaa mid ay warkaasi sidoo kale sheegeen qaar ka mid ah Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya.

 

“ Warkii lugu daabacay AllPuntland 23-kii Bishan, loogana hadlayay arrimaha Puntland wuxuu ahaa mid aysan waxba ka jirin oo ay raali galin cad ka bixinayso Shabakada AllPuntland, waxaana usheegaynaa Madaxda Puntland iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee la socda Wararka AllPuntland in uu warkaasi ku dhacay si qaldan” Ayuu yiri Madaxa ugu sareeya AllPuntland.

 

Howlwadeenada AllPuntland ee gudaha Soomaaliya ayaa xaqiijiyey sida aysan waxba ugu jirin arrimahaasi, waxa ayna xariiro ay lasoo sameeyeen Madaxda magacyadooda lugu magacaabay warkaas iyo kuwa Puntland-ba ay raali galin ka siiyeen Warkaasi.

 

Maamulka Sarre ee APL ayaa ubalan qaaday Shacabka Soomaaliyeed, in aysan dib dambe udhici doonaan wararkaas noocas ah, ayadoo aad horay ugaga barateen AllPuntland warar ku saleysan Xaqiiqo iyo Cadaalad kuna saabsan, Wararkii ugu dambeeyey AllPuntland.

 

Kala soco AllPuntland saacad kasta wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

This excitement of late with some folks in here, is just amusing :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

There shouldn't have been a big fuss about this in the first place. you don't go for the cutlery when the food is not there. I mean, come on, who posted it? Xaaji Xunjuf, no?

 

On a serious note, Xinn's aan hubsano finally paid off here. Congrats awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu warka ay qoreen ee is casilaada lama yaabin... laakiinw warkii ka dambeeyey oo ahaa jawaab wax ay yiraahdeen oo uu bixiyey Madaxweyne Faroole oo ay ugu magacdareen "Faroole oo yiri beesha ************ waan ka maaranaa"!

 

[ November 25, 2009, 10:22 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Kora Tuunshe, waa tan iga yaabisey! Qolyihii waxaa qorey wallee wax baa haysta iyaguna. Several PLanders asked me yesterday about what Allpuntland has written, and it seems magaaladu wey wada maqasheyba. Lol. Tough luck fo Allpuntland.com.

 

Filinkooda eeyaa cuney. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D

 

What the site owners don't want to tell folks (which I had close info at the time the articles appeared) is that the site data was in fact compromised. Most of these Somali “news” sites give access to different reporters to post their “news” and it seems someone with a different agenda either gained access or went around physically undetected. I got feeds that the troublemakers have taken advantage of the apparent lull in admin duties as the main guardian was busy at the time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this