Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo lagu wado in uu is casilo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1686466149313.jpg?resize=720%2C71

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sida la xaqiijinayo lagu wadaa in uu Todobaadkan xilkaas isaga casilo.

Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa la filayaa in uu qabto shir jaraa’id oo uu ku faahfaahinayo sababta keenay in uu iska casilo guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland.

Mudane Cabdirisaaq Khaliif ayaa hore si adag uga horyimid duullaanka Muuse Biixi ku soo qaaday SSC-Khaatumo gaar ahaanna shacabka Laascaanood islamarkaana waxa uu la dareen noqday dadkiisa.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo lagu wado in uu is casilo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this