xiinfaniin Posted May 7, 2009 Dhagax taabasho iyo tuujis waa isaga mid Could someone do the needful here and explain that to good NG Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2009 Dhagax taabasho iyo tuujis waa isaga mid. Waxaan ku kordhin lahaa "nin meeli ucadahay meeli ka madow" these guys Awais and co have other stratigies, agendas, and recieve their signals from a cave somewhere in ToraBora area, its difficult to deal withsomeone who has other agendas and other programmes which has nothing to do with the victims of 19 years of hoplesness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 7, 2009 Hadda dagaal baa socdaa la leeyahaye maxaa ka jira? Warshadda Tarakha nawaaxigeeda iyo ayaa la leeyahay waa weerar soo qaadey Al-Shabaab oo niman nin maalin hore dilay laga xiraye, maxaad war iyo wacaale ka haysaan arrinkaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2009 Shabelle: MUQDISHO Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa la geeyay ilaa galabta in ka badan 55-qofood oo waxyeelo ka soo gaartay iska horimaadyadii manta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Agaasime ku xigeen ka Cusbitaalka Madiina Daahir Max’ed Max’uud Daahir Dheere oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in 55-taan ruux ay isugu jireen Caruur iyo dad da’ah waxaana uu tilmaamay in hal ruux uu u geeriyooday dhaawicii manta soo gaaray. Garoonka dedan ee Stadium Muqdisho oo fariisin ay ku leeyihiin xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ayaa iyana galabta lagu weeraray madaafiic dhowr ah iyadoo aan la sheegin qasaaraha ay geesteen. Majirto ilaa iyo hadda cid sheegatay madaafiicdaasi wallow haatan ay degantahay goobihii manta ay iska horimaadyadu ka dhaceen oo ay wali isku horfadhiyaan dhinacyadii ku dagaalamay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2009 These are muscle flexing little wars, Another useless bloodshed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 7, 2009 War Deg-Deg ah:- Muqdisho,07,May,2009 ,Khamiis,(Hillaac.ne t) Dagaalkii maanta ka bilowday Agaagarka Warshadda Taraqa iyo Sigaarka Magaalada Muqdisho ayaa ku sii fiday Goobo hor leh oo ka tirsan Magaalada Muqdisho, Iyadoo sida Wararku nagu soo gaarayaan Xoogagga Alshabaab ay xirteen haatan Waddooyin Muhiim ah oo ku yalla Magaalada Muqdisho, Sida Waddada Soddonka iyo tan Warshadaha, Waxana Gebi'ahaanba istaagay Isku socodkii Dadka iyo Gaadiidka Magaalada Muqdisho, Iyadoo ay jiraan Dadaallo ay wadaan Mas'uuliyiin uu ka mid yahay Sheekh Abuukar Cumar Caddaan oo lagu doonayo in lagu joojiyo Dagaalladan ka dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Maxaakiimta Garabka Shariifka. Dagaalka ayaa illaa iyo haatan geystay Qasaarooyin Dhimasho iyo Dhaawac ah oo Labada dhinac ah, Iyadoo sidoo kalena ay Dad Rayid ahi Waxyeello soo gaartay, Mana jiraan Illaa iyo haatan Hadal ka soo baxay Mas'uuliyiinta Labada dhinac ee uu Dagaalku ka dhexeeyo. Dagaalka ayaa la'isku adeegsanayaa Hubka noocyadiisa kala duwan Iyadoo Gurmadyo Ciidanna ay soo gaareen Xoogagga Alshabaab oo Sargaal ka tirsan Saakay uu ka badbaaday isku day Dil oo la doonayey in lagu Qaarajiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 7, 2009 The boss with his fake robes Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted May 8, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Earlier, the prophet begun with his speech, I gave you an order to torture specific men. But it’s not permissible to torture especially with fire for anyone except Allah. If you capture those men in the battlefield, KILL THEM. And with that unambiguous message to kill, the men went on their military mission. I have similar sentiment for specific men in Xamar. That sounds like what those "specific men" say to justify their actions, does it not? Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 8, 2009 Check out the guy with the Yellow Kofiyad. A shirt with African Nationalist colors, an AK and ready for war. Wears glasses, probably well read. That guy is no ordinary soldier, he looks like a man who is fighting for an ideal. He is Lupe Fiasco meets Rambo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 8, 2009 ^^^He looks confused and should be at school or Mosque rather than being a bodyguard to clowns who will only leave him when he is in need. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 8, 2009 Aweys and Co. will not rest till Aweys is the top man in all Somali-inhabited areas. It's as simple as that. While criticizing Sharif and Co. for relying on non-Muslim actors, the leadership of the Aweys group receives weapons from its Christian Eritrean backers who get these same weapons from Israeli arms dealers. Yaa Duniya... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 8, 2009 It was marriage of convenience in that Aweys is not doing anybody's bidding in Somalia, however Sharif is! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 8, 2009 Originally posted by Peace Action: Xiin, are you worried about the peace caravan, it seems sh. sharif is not preparing for the emerging war from the anti TFG fanatical groups. PA, Yes I am. But in the words of Hannibal, son of Hamilcar Barca,the gifted strategist of teh Roman era, We will either find a way, or make one for Somalia to come back and stand on its feet again. Quote Share this post Link to post Share on other sites