Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xil. Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku xigeenka Hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee guddiga Miisaaniyadda Aqalka Wakiilada Mareykanka. 

Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda Maraykanka.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay in asxaabteyda dimoqraadiga ay iigu codeeyaan ku-xigeenka xubinta ugu sarreysa Dimoqraadiga ee guddiga miisaaniyadda,” ayey tiri xildhibaan Cumar oo bayaan soo saartay.

Marwo Ilhaan ayaa kamid ah xubnaha ugu saamaynta badan Xildhibaannada Golaha Wakiilada dowladda Maraykanka.

PUNTLAND POST

The post Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada Maraykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this