Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe oo saaka ku waaberisatay Qoraalo Cadho & Jidh-diid ka muuqdo oo lagu xardhay Gidaarada & Meheradaha Ganacsiga 

Recommended Posts

Deeq A.   
Garoowe ayaa saaka ku waabiriisatay iyado inta badan gidaarada,Meheradaha ganacsiga iyo wadooyinka waawayn lagu Xardhay qoraalo Caro ka muuqato balse tabar siday noqon doonto lama saadaalin karo walow saacadaha soo socda Caasimada uu ku wajahanyahay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.
Qolyaha Mucaaradka ayaa horay ku guulaystay in ay hor istaagaan rabitaanka shacabka iyagoo joojiyay doorashada sadexda degmo Dangorayo,Godobjiiraan iyo Garoowe welina ma jiro heshiis wada ogol ah oo doorashada laga gaaray.
347263762_231724642941926_22661842323098
347238155_231724692941921_33534194625186
347387619_231724739608583_25176596470739
347442137_231724766275247_41593966030260

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this