Sign in to follow this  
Deeq A.

Iska hor-imaad khasaare sababay oo xalay ka dhacay Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230609_085414323.jpg?resize=720

Iska hor-imaad khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa xalay ka dhacay magaalada Garoowe.

Saddex askari oo ka tirsan Booliska Puntland oo ay ku jirto gabar ayaa sida la xaqiijinayo ku dhaawacmay iska hor-imaadkaas.

Warar kala duwan ayaa sheegaya in iska hor-imaadku dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga.

Kooxaha isticmaala maandooriyaha Khamriga oo horseeday falal amni-darro ayaa muddooyinkii danbe ku soo badanaya Garoowe.

PUNTLAND POST

The post Iska hor-imaad khasaare sababay oo xalay ka dhacay Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this