Sign in to follow this  
Deeq A.

Lacag Cusub oo Soomaaliya soo daabacatay oo laga war helay iyadoo Dariiqyo Daadsan

Recommended Posts

Deeq A.   
Shilin Soomaaliga ay Suudaan u samaysay Soomaalida ee aan weli la keenin dalka ayaa lagu arkay qaybo ka mid ah oo daadsan dariiqyada Khartuum oo weli ay ka taagan xiisadda u dhaxaysa Ciidanka Millateriga iyo Birmadka RSF.
May be an image of money and text
All reactions:

881881

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this