Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid ka mida Madaxweyneyaasha Dunida oo muddo laga ilaalinaayey Xanuunka Covid 19 Balse uu hadda uun haleelay

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Uganda oo ka mid ah hogaamiyayaasha ugu da’da wayn madaxda Afrika ayaa laga helay fayraska Covid-19.
Museveni oo da’diisu tahay 79 ayaa aad looga ilaalin jiray fayraskan mudadii uu xooganaa, balse imika ayuu haleelay.
May be an image of 5 people and hospital

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this