Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Khaliif oo ka jawaabay warqadii maxkamada sare ayaa yidhi …..

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiye Khaliif oo ka jawaabay warqadii maxkamada sare ayaa yidhi “Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare wax qiime Sharci ah ma laha, waxaanu baal marsan yahay Dastuurka Dalka iyo dhamaan Xeerarka Dhaqangalka ah mana mudna inaan ka jawaabo waana arin Jawaabteedu u taalo guud ahaan Golaha Baarlamaanka [Wakiilada iyo Guurtida] ee Awoodahooda Iyo xasaanadooda lagu Xadgudbay.”FB_IMG_1686077932498.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this