Sign in to follow this  
Deeq A.

Raage Garaad Cabdiqani oo xil wasiirnimo ka raadinaya Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230605_145305729.jpg?resize=778

Raage Garaad Cabdiqani ayaa sida wararku xaqiijinayaan xil wasiirnimo ka raadinaya xukuumadda Muuse Biixi.

Raage oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa dhawaan ka soo laabtay dibadda waxaana munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya in uu raadinayo booska wasiirka Gaadiidka Somaliland oo uu hadda fadhiyo Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed.

Weli-se ma cadda in Muuse Biixi uu booskaasi wasiirnimo u magacaabi doono Raage iyo in kale.

PUNTLAND POST

The post Raage Garaad Cabdiqani oo xil wasiirnimo ka raadinaya Somaliland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this