Muslim Somali Posted January 17, 2008 Mudaharaad Lagaka soo horjeedo Maamulka NMTA Oo Lascanod Kadhacay Kadib markii Mudaharaad aad u wayni ka dhacay gudaha Magaalada Laascaanood ayaa waxaa Malayshiyada Maamulka SNMtu soo galeen gudaha Magaalada kuwaasi oo rasaas ooda kaga qaaday banaan baxayaal Wata Calanka Somaliya Mudaharaadkan ayaa ku beegan Yadoo Maamulka Somalidiidku ay diyaar garow ugu jireen inay soo dhaweeyaan Madaxwayne ku xigeenka maamulka SNMta Ninka Laugu Magacaabo Weydhaqaaqday Waxaa Xidhan dhaman goobaha Ganacsiga oo dhan yadoo Shacabku ay joogaan Wadada wayn ee Magalada laascaanood Xabadihii ay Ridyeen Maleeshiyaadka SNM tu ayaa waxaa ku Dhinta Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Shaafici waxa kale oo Ku dhaawac'may 2haween ah iyo Wiil dhalin yaro ah Waxaaa kacsan dhamaan dareenka Shacabka Magaalada oo dhan Waxaa ku wareega laamiga Malayshiyada Dirta Waqooyi Iyada Malayshiyadaas Oo Uu Hormood kayahay Nin Kasoo Jeeda beesha Arab Oo Dhawan laga Dhigay Taliyaha Malayshiyada SNMta Ee Gobolka Bari. ilaa iyo subaxnimadii saaka ayaa banaan baxayaashani joogeen Wadooyinka yagoo markaasi maagaya SNMta waqooyi Walow ay xataa baabuurtii Ay Wadaan Nimanka Calooshood Ushaqaystayaa Ee U Adeega Maamulka Riyaale aan lagu arkay wadooyinka kadib markii muraayadaha Laga jaabiyey qaar kamid ah. Wixii war ah ee ka soo kordha Mudaharaadayaasha iyo SNMta kala Soco Boocame online news Laascaanood SOmalia for pictures check Boocame online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim Somali Posted January 17, 2008 Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo SNMta oo Kadhacay Buuhoodle Mudaharad aad Uweyn Aya Maanta kadhacay Magaalada Buuhoodle ee Xurunta gobolka Cayn, Mudahraadkaas oo lagaka Soo Horjeedo Caloshood Ushaqaystayaash SNMta U Adeega. Waxa Maalmihii lasoo Dhaafay kusugnaa Magaalada buuhoodle Qaybe iyo Wafti Uu hogaaminaayo , oo lacag laga Soo siiyay Magalada hargaysa loona soo diray sidi ay dadka ugala qaybin lahaayeen. Qaybe ayaa shacabka Reer Buuhoodle usheegay wax anan soconayn rabana in uu ka dhaadhicyo Wax ay kusoo akhriyen Maamulka riyaale oo ah in Buuhoodle Ay kataliyaan Maamulka SNMTa, waxana Aad uga carooday hadalka Qaybe shacabkii kudhaqnaa Buuhoodle xili Ay malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi ay qafaasheen, Dad reer guuraa ah oo Dagana Dagaanka Dhamasaar isla markaas Siqafaalasho Ah u Afduubay Col Dayr iyo Ciidankiisii. isku Soo Wada duubo Mudaharaadka maanta Dhacay Ayaa Ahaa mudaharad Ay Shacabka reer Buuhoodle kumuujinaayan inaynan Rabin maamulka SNMta. Boocame Online News!! Buuhoodle , Puntland Somalia Boocame@hotmail.com Boocame online Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 'Maamulka SNMta' The SNM must have struck strong fear into you, if you are still talking about them 18 years after they were disbanded Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim Somali Posted January 17, 2008 First this is not my title its how is it from the source, personally I use the term Somalideed because they are SOMALIDEED. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 The country is called Somaliland, therefore the land of Somalis, so how can they be somalideed? i think the somalideed are those who invite ETHIOPIANS into their countries to destroy it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muslim Somali Posted January 17, 2008 their is a difference that individuals are Somalideed and a whole regime is a Somalideed. Somaliland is the land of Somalis so is not the land of Somalideed, so why poeple of Sool are killed when they said we are not Somalideed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 17, 2008 SNM down! SNM down! ..erm sorry, just remembered. They don't exist anymore! Shidh! *Hides placcard* Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted January 17, 2008 Originally posted by A.J.: The country is called Somaliland, therefore the land of Somalis, so how can they be somalideed? i think the somalideed are those who invite ETHIOPIANS into their countries to destroy it. Well said AJ. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted January 17, 2008 Galbeyte, You are against Somalis killing another Somalis in Moagadishu but still approve S/L militias killing innocent civilians in Laascaanood. You can not have your cake and eat it brother… Killing, displacing innocent civilians should always bother you, regardless their Tribe affiliation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted January 17, 2008 Galbeyte from Mai TV is not against violence, he is only against some clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 No innocent civilians have been killed by Somaliland army. The current fighting is between the locals and the puntland militia. The locals are winning and that is something to be celebrated. Quote Share this post Link to post Share on other sites