Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga oo dhimaya xadiga shidaalka uu maalintii soo saaro

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadamada saliida soo saara ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha caalamka.

Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay dhimi doonto hal milyan oo fuusto maalintii (bpd) bisha July waxayna Opec+ sheegtay in bartilmaameedyadu hoos u dhici doonaan 1.4 milyan bpd dheeraad ah laga bilaabo 2024.

Opec+ ayaa ku dhawaad ​​40% ka ah saliida qeydhiinka ah ee aduunka go’aamadeeduna waxay saameyn weyn ku yeelan karaan qiimaha shidaalka ee caalamka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this