Deeq A. Posted June 5, 2023 Afarta koone Way xidheen iyagoo ku banaday lawdhadh dhagaxaan ah, Majiro isu socod Xingalool dhexdeeda ah sababto ah waxay u xidhan tahay beesha Xasan Liibaan oo sheegtay in laga boobay Xubnihii ku matali lahaa golaha deegaanka Degmada Xingalool. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites