Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaan Maxamed Muuse Cune oo xabsiga loo taxaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Muuse Biixi ayaa xabsiga mar kale u taxaabtay Suldaam Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer.

Ma cada sababta xiligani suldaanka looga qabtay magaalada Burco oo uu hada ku xidhanyahay waxa uu Suldaan Cune si xoogannu dhaliilaal Xukuumadda Muuse Biixi. Xaga ay warar kale sheegayaan in xadhigiisa hada uu salka ku hayo rabshadaha ka jira koonfurta gobolka Togdheer.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this