Game changer Posted June 4, 2023 Somalidu waxay na odhan jireen qabiil qaran ma noqdo , intaanu reerkayaga qaran kibray Ka dhignay baanu weliba gaas iyo saliid ba lasoo baxayna. Fariidnimo heerkaanu Ka gaadhnay xitaa bahalka waxa noo qodaya kurdi gooni goosato ah , Waxaanuna Ka iibinayna indha yar gooni goosato ah (Taiwan) . Mafia na waa soo wadna amaanka sugta. Reero mooris baa laysku kaayo yidhaahda team kaas sharci na qabtaana ma jiro aduunka. Maadama ilaahay wax nasiiyey Somalida ninkasta waxbaanu ugu deeqayna. HG hubkii aanu afwayne Ka dhaxalnay baanu siinayna inta yagana ilaahay wax siinayo. Wrsngeli ga Gaas baanu Ku caawinayna nacalaa aabahood Ku yaal si ay dhirta u nabad geliyan , cagdheeray idina soo doonta geelii xunka ahaa ee aynu Isku dili jirnay oo bilaasha baanu idiin haynayee. Intiina kalena araaji soo qorta rag gacan furan baanu nahee. Quote Share this post Link to post Share on other sites