Sign in to follow this  
Deeq A.

2 Qof oo ku dhintay shil gaadhi ooka dhacay Duleedka  Degmada Waridaad ee Gobolka Saraar.

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha unaxariiste 2 Qof ayaa ku dhintay 4 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay isku dhaceen labo gaadhi oo waaraado ah Laamiga Duleedka  Degmada Waridaad ee Gobolka Saraar.

Labada Gaadhi Ayaa mid ka mida siday xoolo Halka ka kalena Uu Madhnaa.

FB_IMG_1685868920017.jpg FB_IMG_1685868917354.jpg FB_IMG_1685868915156.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this