Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Somaliland oo hadda madaafiic xooggan ku bilaabay Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa madaafiic xooggan bilaabay saacaddan oo lagu jiro salaadda subax.

Madaafiicda ay ridayaan ciidamada Somaliland oo laga maqlayo masaafo durugsan ayaa u dhacaysa jihooyin kala duwan.

Madaafiicda qaarkood ayay u ridayaan dhinaca magaalada Laascaanood inkastoo aysan weli caddayn haddii khasaaraha ka dhashay.

Ciidamada degaanka ee SSC-Khaatumo oo jawaab ka bixiyay madaafiicdaas ayaa hubka culus ku garaacaya dhanka Taliska Gooja-cadde.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Somaliland oo hadda madaafiic xooggan ku bilaabay Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this