Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariye Bushaaro Baanday oo maanta mar kale loo jaray 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn )

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn ) u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Wariye Bushaaro Cali Baanday oo in muddo ah ku xidhan Hargeysa ayay marar dhawr maxkamadu u jirtay rumaan xabsi ku hayn ah, iyada dhawr jeer laga soo dayriyay xaaladeeda caafimaad islamarkaana loola cararay cisbitaalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this