Deeq A. Posted June 3, 2023 Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa ka socda degmooyinka qaar ka dib markii maanta ay Guddiga Doorashooyinku shaaciyeen liiska xildhibaannada soo baxay. Halkani waa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo mudaharaad weyn ay samaysay beel tirsanaysa in la musuqmaasuqey kursigeedii degmada. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites